DHAGEYSO:Wasaaradda maaliyadda Soomaaliya oo kulan la qaadatay ganacsatada

Wasaaradda maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay bandhig ku saabsan doorka ganacsatadu ku leeyihiin horumarinta dhaqaalaha Qaranka.
Shirkaan oo ay ka soo qayb galeen Madaxda ugu Saraysa Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya iyo ganacsatada Soomaaliyeed ayaa looga hadlay Muhiimadda Ganacsigu u leeyahay dalka Waxaana Ganacsatada Soomaaliyeed lagu bogaadiyay Kaalinta ay ka soo qaateen Samata bixinta dalka xiligii Burburka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here