DHAGEYSO:Wasaaradda Waxbarashada Soomalaiya oo digniin u dirtay dugsiyada aan isticmaalin Manhajka Dugsiyada Sare

Wasaaradda waxbarashada,Hidaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda Soomaaliya oo Maalmo ka hor soo bandhigtay Manhajka Waxbarashada dugsiyada sare ee dalka Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku socoto iskuulada iyo daladda aan adeegsan Manhajkaas.
Sii hayaha xilka wasiir ku xigeenka wasaarada Waxbarashada Soomaaliya ayaa sheegay inay Talaabo adag ka qaadayaan dugsiyadii lagu arko ayagoo Manaahij kale adeegsanaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here