DHAGEYSO:Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Soomaaliya oo qalab Caafimaad ka gudoomay Safiirka shiinaha

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada dowlada fedraalka Soomaaliya Maxamed Saciid C/laahi ayaa safiirka dowlada Shiinaha ee Soomaaliya kala wareegay Qalab Caafimaad oo Qeyb Ka Qaadanaya Kahor tagga Faafitaanka cudurka aduunka oo dhan u maara la’yahay COVID-19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here