DHAGEYSO:Wasiiradda caafimaadka dalka Somalia oo ka qayb galeysay xuska maalinta dhimirka aduunka

Wasiiradda caafimaadka dalka Somalia oo ka qayb galeysay xuska maalinta dhimirka aduunka ayaa sheegtay in wasaaraddu qorshe ka dajisay wax ka qabashada dadka qaba xanuunka ee sii kordhaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here