DHAGEYSO:Wasiirka amniga Galmudug oo la dardaarmay Ciidan Tababar loo soo Xiray

Wasiirka Amniga Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo la Hadlay Ciidan Tababarka loogu soo xiray gobolka Mudug ayaa kula dardaarmay inay ka soo baxaan Waajibaadka Saaran.
Wasiirka Amniga Galmudug ayaa sheegay inay ka maamul ahaan ka go’aan tahay tayaynta Ciidanka iyo u dhamaystirka Xaquuqdooda sidoo kalena Ciidamada looga baahan yahay inay gutaan Waajibaadka ka saran Sugida amaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here