DHAGEYSO:Wasiirka amniga Soomaaliya oo gadiid ku wareejiyay Ciidanka Booliska

Wasiirka wasaarada amniga ee dowlada Fedraalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ku wareejisay.
Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa isna ka mahadceliyay gaadiidkaan wuxuuna sheegay inay qayb ka qaadanayso amaanka iyo sugidiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here