DHAGEYSO:Wasiirka Amniga Soomaaliya”Ciidamada amaanku waa mujaahidiin sax ah”

Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha Soomaliya Xasan Xundumeey jimcaale ayaa shacabka Soomaaliyee uga baaqay inay la shaqeeyaan Ciidamada amaanka isagoo Xusay in Ciidamada Dowladda ee amaanka sugaya ay yihiin Mujaahidiin Jihaad ku Jira.
Wasiirka Amniga Soomaaliya Wuxuu ciidanka ku bogaadiyay shaqada ay qaranka u hayaan wuxuuna Tilmaamay inay markasta muhiim tahay in shacabka iyo Ciidanku amaanka ka wada shaqeeyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here