Dhageyso:Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Tababar u soo xiray shaqale wasaarada ka tirsan

Siihayaha Xilka wasiirka wasaarada arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee dowlada Fedraalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa tababar aqoon kororsi ah usoo xiray agaasimayaal ka tirsan wasaaradda arimaha dibada.
Tababarkaan oo uu soo agaasimaya Machadka Diblomasiyada Soomaaliya ayaa wuxuu socday mudo labo bilood ah waxayna aqoonyahanada tababarka Bixinayay iyo wasiirka ariamaha dibada ay sheegeen inay Diblomaasiyiintu yihiin lafdhabarta qaranka lagana doonayo inay ka soo baxaan shaqada ay qaranka u hayaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here