DHAGEYSO:Wasiirka Biyaha iyo Beeraha Garissa oo kormeer ku tagay tuulada Alikuna

Wasiirka Biyaha iyo beraha ee ismaamulka Garissa mudane Isse Dubow Oyow iyo wakiilka aqalka hoose ku matala deganka Abakaile Amin sheikh Ali oo ku magac dheer Amin Combuyuta ayaa socdaal ku tagay tuulada Alikuna oo kamid ah deganka Dadaab waxayna kormeen kusameyeen qaar ka mid ah beero ay leyihiin dadka degankaas oo dowlada ismaamulka Garissa ay wax uqabaty hadaba madaxdan ayaa saxafada uga warbixiyay ujeedka socdaalkooda iyo wixii u qabsoomay waxaana hadalka ku horamayaa wasiirka Biyaha iyo beeraha ee ismaamulka Garissa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here