DHAGEYSO:Wasiirka dhalinyarada oo sheegtay in doorasho qof iyo cod ah aysan hada Soomaaliya ka dhici Karin.

Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya marwo Khadiija Maxamed Diiriye ayaa sheegay inaysan sababo badan oo jira awgood xiligaan Suuro gal ahayn in dalka Soomaaliya ay ka dhacdo doorasha hal qof iyo hal Cod ah.
Wasiirada Khadiija waxay sheegtay inaan wali Dastuurka afti shacab loo qaadan dalka oo dhan amaankiisu Sugnayn sidoo kalena a jiraan wxyaabo badan oo aan la dhamaystirin.
Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayay ku dhaliishay inaysan ka soo bixin shaqadii loo igmaday ayna madaxda dalka ugu saraysa iyo Beesha Caalamka markasta wax ka sugaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here