DHAGEYSO:Wasiirka dhaqanka dowlad deegaanka Soomaalida oo beeniyay xafiska dhaqanka uu lacago ka qaado burta loo dal xiis tago ee magaalada Jigjiga

Wasiirka dhaqanka dowlad deegaanka Soomaalida oo la hadlay Idaacadda Star Fm ayaa beeniyay In xafiska dhaqanka uu lacago ka qaado burta loo dal xiis tago ee magaalada Jigjiga.
Warkan waxaa inoo haya Siyaad Bashuuc Saney

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here