DHAGEYSO:Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya oo ka hadlay diyaaradaha ayaxa lagula dagaalamayo

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada XFS Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa ku bogaadiyay wasaaradda beeraha juhdiga ay galisay in diyaarado buufiya loo helo Ayaxa dhibaatada ku haya dalka qeybo ka mid ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here