DHAGEYSO:Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo Tababar u furay saraakiil ka tirsan Waaxyaha maaliyada.

Wasiirka Maaliyadda Dalka ee dowlada fedraalka Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta ku daahfuray magaalada Muqdisho tababar kor loogu qaadayo aqoonta qaar ka mid ah shaqaalaha waaxda Hanti dhowrka iyo kormeerka Gudaha ee wasaaradda Maaliyadda.
Wasiirka ayaa sheegay inay talaabadaan qayb ka tahay qorshayaasha lagu wanaajinayo maaliyada dalka Soomaaliy.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here