DHAGEYSO:Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo warbaahinta maanta la hadlay.

Wasiirka Wasaarada Maaliyada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo maanta warbaahinta kula hadlayay Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu faahfaahin ka bixiyay dadaalada dowlada ee ku aadan haybaynta Maaliyada iyo qorshaha dayn cafinta.
Wasiirka ayaa sheegay in sharuuc badan ay hada la gaadhsiiyay maamul goboleedyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here