DHAGEYSO:Wasiirka warfaafinta oo ka hadlay diyaarinta Maalmaha Xoriyadda

Wasiirka wasaarada warfaafinta,dhaqanka iyo Dalxiisa dowlada Fedraalka Soomaaliy ahna gudoomiyaha gudiga qaban qaabada Maalmaha Xoriyada Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa faahfahain ka bixiyay ujeedaha gudigaan loo magacaabay lix bilood ka hor iyo talaabooyinka muhiimka ah ee dowlada Soomaaliya qaaday 30 sano kadib kuwaasoo ay ku guulaysatay waxyaabo fara badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here