DHAGEYSO:Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo shacabka ugu baaqay inay qaataan Fariimaha Dowladda

Wasiirka Wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo dal xiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeyey o shacabka la wadaagayay fariimaha Wacyigalinta ee cudurka Covid 19 ayaa bulshada ugu baaqay inay markasta Taxadar dheeraad ah ka muujiyaan xanuunka dunida dhan saameeyay ee Corona.
Wuxuu sheegay Wasiir Maareeye in meelaha ugu badan ee cudurka sida aadka ah ugu faafayo Magaalada Muqdisho iyo gobolada kale ay yihiin Suuqyada dadka badan isugu imaanayaa iyo Gawaarada dad weynaha ee la isla raacayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here