DHAGEYSO:Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo tababar u furay Xubno ka tirsan warbaahinta dowladda

Wasiirka wasaarada Warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumada Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa tababar aqoon kororsi ah u furay qaar ka mid ah howl wadeenada warbaahinta Qaranka.
Wasiirka oo hadal ka jeediyay furitaanka tababarka ayaa faahfaahin ka bixiyay qorsheyaasha wasaaradda ee warbaahinta qaranka iyo sida ay kaga go’an tahay hormarinta howladeedana warbaahinta qaranka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here