DHAGEYSO:Wasiirka waxbarashada Soomaaliya oo ka hadlay waxbarashada ardeyda Puntland

Siihayaha Wasiirka Waxbarashada XFS Cabdullaahi Goodax Barre oo ka hadlay qorshaha wasaaradda kaga aadan ardeyda wax ka barata iskuulaadka Puntland ee aan ka qeyb qaadan imtixaanka shahaadiga ah ayaa maamulka Puntland ugu baaqay in aan la siyaasadeyn imtixaanka iyo waxbarashada caruurta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here