DHAGEYSO:Wasiirka waxbarashada Soomaaliya oo sheegay in dadkii shalay banaan baxay aysan habdhaqan arday la hayn.

98

Wasiirka wasaarada Waxbarashada Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu u tegay Arday badan oo Banaanbax ka dhan ah ahaa Go’ankii lagu joojiyay Imtixaankiii shahaadiga ahaa ka dhigay Muqdisho,waxaana uu wasiirku xusay inaysan dadkaas uu la kulmay lahayn habdhaqan arday.
Wasiirka ayaa tilmaamay inay dhagxaan tuurayeen sidoo kale ay samaynayeen waxyaabo aan marnaba arday laga filan Karin isagoo ardayda kula dardaarmay inay bahda waxbarasho isxafimaan oo aan la duufsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here