DHAGEYSO:Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo shaaciyey inuu yahay Musharax Madaxweyne 2021

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa ku dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya doorashada soo socota ee sanadka 2021.
Daahir Geelle oo magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika munaasabad soo dhaweyn ah loogu sameeyey ayaa sheegay in uu yahay siyaasi doonaya in uu hoggaamiyo Soomaaliya si bulshada Soomaaliyeed uga baxaan dhibaatooyin heysta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here