DHAGEYSO:Wax garadka dheertu oo cabashadooda muujiyay

kaddib falalkii amaan daro ee dhawaan kadhacay qeybo kamid ah ismaamulka Garissa Gar ahaan deganada Dadaab Iyo Faafi oo ay kudhinteen 4 ardey iyo 3 macalimiin ah macalimintii kasoo jeeday qeybaha kale ee dalka ayaa isaga soo baxay iskuulada deganadaas
waxaana jira qeybo badna oo kamid ah iskuulada deganada dadaab iyo faafi oo aysan hada wax tacliin ah ka socon malin la aan dartet
waxaana kamid ah gobaha ay macalinta kasoo bexeen iskuulada deganka Dheertu oo kamid ah dadaab halkaas oo iskuulka hoose iyo midka sare labadu aysan hada joogin wax macalimiin ah qarkamid ah waxgaradka degankaas oo idacada starfm lasoo xiriiray ayaa cabasho ka mujiyay tacliin la aanta ubadkooda iyo arimo kale oo dhanka cafimaadka ah kadib markii dhawaan degankaas uu kadilacay xanuunka shuban biyoodka ama dacuunka
waakuwan qaar kamid ah wax garadka dheertu oo cabashadooda umujiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here