DHAGEYSO:Waxaa laga dayrinayaa nolasha aabbe Soomaaliyeed oo wayeel ah oo muddo 2 sano ku xanuunsan

Waxaa laga dayrinayaa nolasha aabbe Soomaaliyeed oo wayeel ah oo muddo 2 sano ku xanuunsan xeryaha qaxootiga ee Dadaab isla markaana duruufo adag oo dhanka nolasha ah wajahaya.

Maxamad Baaruud Xuseen oo bukaanka booqday ayaa warbixintan noo soo diray

 

Ciddii daneeynaysa inay waayeelkaasi xanuunsan caawiso waxay kala xariiri kartaa nambarka ah 0728178421.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here