DHAGEYSO:Waxgarad ka soo horjeestay doorasho ay qabteen dadka laga tirada badan yahay ismaamulka Mandera

Qaar ka mid ah waxgaradka iyo dhalinyarada ka soo jeeda qowmiyadaha laga tirada badan yahay ee loo yaqaana conertribe ayaa ka soo horjeestay doorasho dhawaan ay sameeyeen garabka kale ee conertribe ayagoona ku tilmaamay cadaalad daro iyo arin aan loodhamayn inay ahayd doorashadaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here