DHAGEYSO:Waxgarad nasiib darro ku tilmaamay inaan Guriceel loo sameyn gole deegaan

Qaar ka mid ah odayaasha Guriceel ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in degmadaas laga reebo magaalooyinka loo dhisayo golayaasha deegaanka
Nabdoon Cali dheeh iyo nabadoon Assad Cartan ayaa wareeysi aan la yeelanay ku sheegay in warka ka soo yeeray wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Galmudug aysan istaahilin bulshada ku nool Guriceel oo dhaqaalo badan looga qaado qorshaha caanshuurta maamulkaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here