DHAGEYSO:Waxgaradka Beledxaawo oo dhaliil u jeediyay dowladda dhexe ee Soomaaliya

Waxgaradka dagmada Beledxaawo

Waxgaradka dagmada Beledxaawo ayaa shirjaraaid ku qabtay dagmadaasi kadib markii ay korortay tirada dhimashada dadka looga shakiyay cudurka Coronavirus waxayna dowladda federaalka soomaaliya ku dhaliileen wax ka qabasha la’aanta fayraska iyagoona dowladda ugu baaqay gurmad dagdag ah
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa dhameystiraya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here