DHAGEYSO:Waxgaradka deegaanada Hirshabeelle oo ka hadlay dhismaha maamulka Hirshaebelle

Odoyaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyay howlaha dhismaha Maamul goboleedka Hirshabeelle oo ka socota Magaalada Jowhar.
Odayaasha Qaybta ka ah soo xulista Xildhibaanada Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay inay Rajaynayaan howlaha socda inay Guul ku soo dhamaadaan oo Hirshabelle laga soo dhiso Maamul ay dadka deegaanku kalsooni ku qabaan danahoodana ka shaqeeya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here