DHAGEYSO:Waxgaradka Garissa oo baaq nabadeed u diray dad ku dagaalamay Itoobiya

Qaar ka mid ah waxgaradka iyo odayaasha beel ka mid ah beelaha dego ismaamulka Garissa ayaa baaq nabadeed u diray beelo walaalo ah oo shaqaaqo ay ku dhax martay deegaan ka tirsan gobolka ay soomaalida degta ee dalka Itoobiya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here