DHAGEYSO:Waxgaradka Mandera oo ka shiray ciidamada Janan

Waxgaradka Mandera oo maanta kulan yeeshay ayaa ka soo hor jeestay ciidamada wasiir janan ee Mandera ku sugan.

Shalay ayay ahayd markii madaxda ismaamulka Mandera ay baaq noocan oo kale ah ay soo saareen.
Sido kale wasiirka amniga ee maamul goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xassan Cabdinuur Janan oo u warramay laanta af-soomaaliga ee VOA-da ayaa dhankiisa beeniyay in isaga iyo ciidamo ka amar qaata ay ku suganyihiin gudaha Mandera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here