DHAGEYSO:Weerar lagu qaaday garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareeb

Koox ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay weerar rasaas tuuryo ah ku qaaday garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug
11-kii fiidnimo ayaa ciidamada Jabuuti iyo Al-shabaab ay rasaas kooban is weeydaarsadeen kaddib markii dagaalamayaasha ururkaasi ay soo weerareen garoonka.
Maamulka garoonka ayaa weriyaha idaacadda starfm ee Dhuusamareeb u sheegay in rasaasta xalay laga maqlay magaalada ay ahayd weerarka ay soo qaadeen Al-shabaab
Cubeyd Xasan Maxamad, wariyaha star FM ee gobolka Galgaduud ayaa qadka taleefoonka goor dhaweyd kula hadlay Daahir Maxamuud Cabdi oo Dhuusamareeb nooga soo warramo.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here