DHAGEYSO:Weerar lagu qaaday guriga Sarkaal ka tirsan NISA ee Guriceel

Guri uu degan yahay sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda soomaaliya oo ku yaal degmada guriceel ee gobolka galgaduud ayaa xalay lagu weeraray bam gacmeed.
Bamka ayaa lagu tuuray guriga waxaana la sheegay in boos banaan oo guriga ka danbeeyeya uu ku dhacay.
Gudoomiye ku xigeenka arimaha siyaasadda iyo amniga guriceel cabdishakuur axmed faarax ayaa u sheegay idaacadda starfm in weerarka bam gacmeedka ah uu san geeysan wax qasaare ah laamaha amaankana ay hawl galo wadaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here