DHAGEYSO:Wiil ku dhacay webiga Tana River

Waxaan weli la helin meydka wiil galinkii dambe ee shalay ku dhacay wabiga magaalada Garissa ee Tana River .
Dubat Cali Camey oo ka mid ah ehellada wiilka wabiga ku dhacay ayaa idaacada STAR FM goor dhaweyd faahfaahin siiyay

Waxaa uu Dubat u warramay wariyahayaga Garissa Cabdisamad Muxumad Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here