DHAGEYSO:Wiil soomaaliyeed oo tijabao kubadeed uga qeyb galaya Ingriiska

Abdi Aziiz Bashiir Ismaaciil waa wiil dhalinyara ah oo ka soo jeeda ismaamulka Garissa ee Gobolka waqooyi.
Waxaa uu ka mid yahay ciyaartooyda soomaaliyeed oo ku haminaysa inay guulo waa weeyn ka gaaraan kubadda cagta.
Abdoi Aziiz oo ku magac dheer Ramos waxaa uu nasiib u yeshay in uu ka mid noqodo ciyaartooy bisha soo socota dalka Ingriisa tijaabo ama Trials kubadda cagta ah ka qeyb qaadan doona.
Wariyaheen Mowliid Mohamed Shuuriye ayuu uga warbixinaya hamigiisa iyo safarkiisa dalka Ingriisa iyo sido kale caqabadaha hortaagan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here