DHAGEYSO:Wiil xanuunsan oo ay qoyskiisa codsanayaan in la caawiyo

Qoyska wiil in muddo ah ku xanuunsan xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa muslimiinta ka codsaday in ay ka caawiyaan bixinta qarashaadka lagu daaweyn karo waxaana reerkaas la kulmay culeyska haystana warbixintan ku eegaya Maxamad Baaruud Xuseen.

Waxaa lagala xiriiri karaa taleefoonka nambarkiisu yahay 0719510632

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here