DHAGEYSO:Xaafadda islii oo maanta laga sameeyay buufin ka dhan ah Coronavirus

Waxaa maanta la buufinaya waddooyinka iyo afaafka hore ee xarumaha ganacsiga ee xaafadda islii iyadoo dadweynaha lagu wacyigelinayo cudurka Covid19 oo Kenya ay ka mid tahay wadamada uu saameeyay.
Wakiil wareedka idaacadda ee ismaamulka Nairobi Farxaan Cali Mukhtaar ayaa qodobkan dhameystiraya .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here