DHAGEYSO:Xaalad amni oo deggan oo ka jirta Dhobley

Ammaanka magaalada Dhobley ayaa ah mid wanaagsan xili isbuucyo ka hor ay ka dhaceen falal amni darro oo ay dad ku dhinteen kuwana ku dhaawacmeen.
Maxamad Baaruud Xuseen oo dhawaan halkaas socdaal shaqo ku tagay ayaa warbixintan noo soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here