DHAGEYSO:Xaaladda Mandera oo saaka deeggan

Waxaa saaka deeggan xaaladda magaalada Mandera oo la sheegay inay shalay saameyn ka soo gaartay iskudhacyo u dhaxeeyay ciidamada dowladda federaalka soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland.
Mowlid Maxamad Shuuriye ayaa goor sii horreysay qadka taleefoonka kula xiriiray Maxamad Cabdiqaadir oo halkaas nooga soo warramo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here