DHAGEYSO:Xafiisyada Garissa oo buufin laga sameynaya

Waxaa magaalada Garissa laga billaabay buufinta xafiisyada dowladda si looga hortago fafitaanka cudurka COVID19 halka guddoomiyaha ammaanka ee ismaamulkaas uu baaq u diray shacabka .
Maxamad Mooge ayaa warkan oo dhamaystiran Garissa ka soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here