DHAGEYSO:Xaflad qalinjabin ah oo lagu qabtay IFO

Waxaa xerada qaxootiga ee IFO lagu qabtay munaasabad lagu sagootinayay in ka badan 50 arday oo baratay culuunta diinta Islaamka kana qalinjabiyay machad ku yaalla xeradaasi sida uu ku soo warramayo Maxamad Baaruud Xusseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here