DHAGEYSO:Xarumaha waxbarashada oo maanta dib loo furay

Waxaa saaka iskoolda dib loogu furay ardayda dhigata fasalka FORM FOUR iyo ardayda fasalka sideedaad iyo sido kale ardayda dhigata fasalka afraaad ee dugsiga hoose dhexe ama Primariga .
Idaacada STAR FM ayaa booqatay qaar kamid ah sikoolada magaalada Garissa si aan ugu kuur kala sida ay aradyda ugu soo laabteen goobaha wax barashada .
Waxaana ka mid ahaa iskooladi aan booqanay dugsiga hoose dhexe ee Ibnu Mubaarak ee ku yaala magaalada Garissa.
Mamulaha iskoolkaaasi ayaa idacaada STAR faafahin ka siiyay shuruudaha ku laran furitaanka iskoolada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here