DHAGEYSO:Xasan Sh Maxamuud oo dowladda dhexe ku eedeeyay inaysan wax hormar ah ka samayn dhanka siyaasadda

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sh Maxamuud oo ka hadlayay qorshaha dowladda hadda jirta ee la xiriira arrimaha doorashooyinka ayaa sheegay in muddo ku dhow 4 Sano oo ay Xafiiska Joogeen Madaxweynaha Soomaaliya iyo maamulkiisa aysan wax hor mar oo dhanka siyaasadda ah sameyn sida uu hadalkiisa u dhigay.
Wuxuu sheegay in wixii ka danbeeyay Sanadkii 2016-kii uu qorshuhu ahaa in dalka Soomaaliya laga qabto doorasho cod iyo qof ah balse hadda taasi aysan suura galin oo markale dib loogu noqday Nidaamkii 4 Sano ka hor dowladda hadda Jirta lagu soo doortay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here