DHAGEYSO:Xasan Sheekh oo ka hadlay Hadalkii kasoo yeeray Xaliimo Yareey

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta Warbaahinta kula hadlayay magaalada muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa ka hadlay dareenkiisa doorashada iyo hadalkii Gudoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliya.
Xassan Sh Maxamuud ayaa sheegay in hadalkii shalay ka soo yeeray gudiga doorashooyinka Soomaaliya ay u muuqato mudo kororsi mid kale ku hoos jirto sida uu hadalkiisa u dhigay.

Dhanka kale Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sh Maxamuud ayaa sina dhankiisa bogaadiyay helitaanka matalaada gobolka Banaadir wuxuuna u mahadceliyay xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee qoondadaan ansixiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here