DHAGEYSO:Xeer ilaalinta Soomaaliya oo faahfaahisay dadka Musuq lo xiray

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Soomaaliya Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa eedaymo ku aadan in shaqsiyaad loo soo xiray falala musuqmaasuq ah markii hore xabsiyada lagu hayo mudo dheeer ayadoo aan sharciga la hor gayn.
Waqti dheer ay ku xiran yihiin masuuliyiin loo soo xiray falal Musuq-maasuq la xiriira iyadoo aan maxkamadi xukun ku ridin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here