DHAGEYSO:Xeer ilaaliyaha Soomaaliya oo sheegay inay ka shaqaynayaan hormarinta Hay’adaha Cadaaladda

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Soomaaliya Dr Suleymaan Maxamad Maxamuud ayaa tababar u furay garsoorayaal ka tirsan bahda cadaaladda dalka Soomaaliya wuxuuna sheegay Muhiimada ay leedahay Saraynta Sharciga iyo ku dhaqanka Dastuurka.
Wuxuu sheegay in dalku Hormar Balaadhan Samaynayo markastana ay sharciyada Cadaaladdu isbadalayaa maadaama waqtigu is badalayo ayna doonayaan inay Soo saaraan Garsooreyaal Soomaaliyeed oo aqoontoodu Caalami tahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here