DHAGEYSO:Xeerka dugsiyada qur’aanka ee Puntland oo la ansaxiyay

Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shir Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada.
Shirka ayaa looga hadlay Arrimo ay kamid yihiin Amniga, Shirkii Dib-u-eegista Waxbarashada, Mashaariicda Horumarinta Degmada Qandala iyo Shirkii Degmooyinka ee ka qabsoomay Boosaaso.
Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa sheegay in Kulanka lagu ansixiyay qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Istaraatijiyada Wacyigelinta iyo Xeerka Dugsiyada Qur’aanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here