DHAGEYSO:Xeryaha Dadaab oo laga xusayo maalinka qaxootiga adduunka

Maanta oo ku beegan xuska maalinta qaxootiga adduunka ayaa waxaa dabbaal degyo kala duwan oo arrinkan ku aaddan lagu qabanayaa xeryaha Dadaab balse waa sidee dareenka iyo noolosha shacabka halkaasi ku nool.
Maxamad Baaruud Xussen ayaa u kuurgalay oo warbixintan gaarka ah ku eegaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here