DHAGEYSO:Xeryaha qaxotiga Dadaab oo kiisaska kufsiga lagu xaliyo xeer jajab

Xili ay soo badanayaan kufsiga iyo tacadiyada loo gaysanayo dumarka ayaa waxa jira qaab xeer jajab ah in lagu xaliyo .
Bulshada somaliyeed ee xeryaha qaxotiga Dadaab ayaa ka soo horjeedsaday in geed hoostii lagu xaliyo arimaha kufsiga waxayna ku baqeen in sharciga lala tiigsado dadka dumarka dhibaateeya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here