DHAGEYSO:Xidlhibaanka Dadaab oo ku baaqay in sare loo qaado waxbarasahada gobolka waqooyi bari

Xildhibaanka laga soo doortay kursiga Baarlamaanka e Dadab Dr Maxamad Daahiye ayaa ku baaqay in loo guntada sidi sare loogu qaadi lahaa tayada wax barashada e degmada Dadab iyo guud ahaan ismaamulka Garissa.
waxaa qodobkan warbixin inooga haya wariyeen Garissa Abdisamad Muxumad Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here