DHAGEYSO:Xildhibaan beeniyay in mooshin laga gudbiyay guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug

Warar baraha bulshada iyo warbaahinta gudaha dalka soomaaliya lagu faafiyay ayaa lagu sheegay in saacadihii la soo dhaafay mooshin laga keenay guddoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Nuur Gacal.
Arrintan ayaa loo sababeeyay in xildhibaanada Galmudug ay guddoomiyaha ku eedeeyeen in uusan xil iska saarin xuquuqda mudanayaasha ka maqan oo ay ka mid tahay mushaar aynan saddex bilood helin.
Wariyaha Star FM ee gobolka Galgaduud Cubeyd Xasan Maxamuud ayaa arrinkan ka wareystay xildhibaan Cabdullaahi Suleeymaan Maxamed oo ka mid ah baarlamaanka Galmudug .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here