DHAGEYSO:Xildhibaan ku baaqay in Ciidanka Kenya laga Saaro AMISOM

Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya ayaa waxaa uu ayaa dowladda Kenya ku eedeeyay faargelinta aeimaha Soomaaliya wuxuuna Xusay inay doonayaan In AMISOM laga saaro Ciidanka Kenya.
Duqaymo ka dhacay gobolka Gedo ayuu ku eedeeyay sidoo kale wuxuuna Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo hada fasax ku jira ugu baaqay inay Talaabooyinkaan go’aamo ka soo saaraan.

Hadalka Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli dhawaan Dowladda Soomaaliya ay sheegtay inay fareglin kenya ku heyso arimaha Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here