DHAGEYSO:Xildhibaan sheegay in gobolka Banaadir uusan 7 xubnood oo aqalka sare ah mudnayn.

Xildhibaan Jeylaani Nuur Iikar oo ka tirsan xubnaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya ayaa sheegay inan gobolka banaadir ee Caasimada Soomaaliya wali maqaamkiisa la siin.
Xildhibaanka oo ka hadlayay xeerka matalaada Gobolka Banaadir ee Aqalka sare ayaa sheegay inuusan gobolka Banaadir mudnayn in Matalaadiisa loo baryo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here